Jazeera Real estate Development waa kambani leh khibrada ka ganacsiga dhulka iyo dhisida guryo cari ah, oo leh wax walba oo Tasiilaad ah ee looga baahan yahay dhul deegaan.

Jazeera Real Estate waxaa la aasaasay 10/02/2012, waxaana lagu aasaasay Magaalada Mogadishu, Somalia. Hal Abuurka kambaniga waxaa sameeyey ganacsato soomaaliyeed oo isku tagay caan ka ah Mogadishu.

Jazeera Real Estate Development waxay ku dadaalaysaa inay siiso macaamiisheda deegaan cusub, casri ah, amnina leh.